Warbixinta TARTAN & TACLIIN habeenkii 6aad: Alwaaxa Sare Garoowe fkf Eyl Sare (dhegayso)

Warbixinta TARTAN & TACLIIN habeenkii 6aad: Alwaaxa Sare Garoowe fkf Eyl Sare (dhegayso)

***

SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, su’aalaha SOMTEL ka jawaab, abaalmarin ku guuleyso, oo Kadiska TARTAN & TACLIIN kala soco Radio Daljir!

***

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo ka socda Radio Daljir, xarunta Daljir Bossaso, kana baaha Daljir oo dhan, ayaa galay habeenkii 6aad, sannadkii 13aad. TARTAN & TACLIIN waxaa maalgaliya Shirkadda SOMTEL iyo Jaamacada Badda Cas.

Caawa iyo TARTAN & TACLIIN waxaa qaybtii hore ku tartamay Alwaaxa Sare Garoowe iyo Eyl Sare, waxayna guushu halkaas ku raacday Alwaaxa Sare. Qaybtii labaad ee Tartan & Tacliin waxaa guulaystay Ufeyn Sare kana guulaystay Badhan Sare oo aan goobta tartanka soo xaadirin.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa sahlay Shirkada SOMTEL | share your world iyo Jaamacada Badda Cas, waxaana qayb ka ah Dalladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada Puntland iyo waliba Radio Daljir.

Hoos ka dhegayso.

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com