Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Waxaa la soo gabagabeeyay koobka qaaradaha ee ka socday dalka Ruushka waxaana finaalka koobkan dhexmaray xulalaalka Jarmalka iyo Jileey. Kaalinta saddexaad waxaa ku guulaystay xulka Burtuqaal.

Dhanka kale waxaa si xiiso badan hadda ku socda suuqa kala-iibsiga ciyaartoyda qaarada Yurub.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com