DHAGAYSO:Barakcayaasha Bosaaso oo Tartan kubadda Cagta ah loo Qabanayo

Sabti, Luuliyo 18, 2015 (Daljir) — Xoghayaha isboortiska gobolka Bari Axmed Cabdi FAarax Hurguf oo waraysi siiyay Daljir ayaa sheegay in tartan kubadda cagta ah loo qabanayo dhalinyarada Barakacayaasha ah munaasbadda Ciidda awgeed.

Wariye Haykal ayuu arintan uga waramaysi ee dhagaysi haboon

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com