DHAGAYSO: Sida looga Ciiday Magaalada Bosaaso

Khamiis, September 24, 2015 (Daljir) — Magaalada Bosaaso ayaa maanta si weyn looga dabaal-degay munaasabadda Ciidu aldaxaha ,iyadoo dadweyne boqolaal kor u dhaafaya ay salaaddii ciida ku tukadeen garoonka kubadda Cagta Mire Awaare.

 

Wariye Xasan Haykal ayaa warbixin dhamaystiran nooga diyaariyay munaasabadda.

 

Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com