DHAGAYSO: Madaxweyne Gaas oo Shacabka reer Puntland ku dhiira-galiyay in Dhaqanka la ilaaliyo

Jimco, Juun 05, 2015 (Daljir) —Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in Umadda reer Puntland ay ku faanayso dhaqankeeda,xilli Puntland lagu soo gabagabeeyay Tartanka Todobaadka Hidaha iyo dhaqanka,kaasi oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Warfaafinta,Isgaarsiinta,Hidaha iyo dhaqanka Puntland.

Dhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com