HomeUncategorized

(Dhagayso) Lataliyaha Siyaasadda Madaxwayne Gaas Mudane Ciid: Waa in Soocade uu raaligalin bixiyaa, Daljir hala siidaayo

Virgina, June, 26, 2016 - Cabdullaahi Ciid Cismaan oo ah lataliyaha Madaxwaynaha Dowladda Puntland ee dhanka Siyaasadda iyo arrimaha Hormarinta ayaa isagoo ku sugan gobolka Virgenia ee dalka Maraykanka, waxaa uu waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir, waxaana uu ku baaqay in Dag Dag Daljir loo fasaxo

R/wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali M. Gaas oo magacaabay guddiga gurmadda abaaraha iyo barakacayaasha.
Wasiirka kaluumaysiga Puntland oo aan ka waraysanay maraakiib la afduubay.
Baahin: Axad, Apr 29, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. R/wasaare Gaas oo la kulmay urarada bulshada rayadka ah ee Muqdisho, ugana xog warramay dhamaystirka barnaamijka Road-mapka; Ahlu sunna oo ku gacan sayray maamul goboleed laga sameeyo gobollada dhexe ee Somaliya; Xil. Gaagaale oo difaacay hindisaha maamul dhismeed; Waxbixin ku saabsan diyaarad nooca rakaabka ah oo shil ku gashay madaarka C/llahi Yusuf, Galkacyo.

Virgina, June, 26, 2016 – Cabdullaahi Ciid Cismaan oo ah lataliyaha Madaxwaynaha Dowladda Puntland ee dhanka Siyaasadda iyo arrimaha Hormarinta ayaa isagoo ku sugan gobolka Virgenia ee dalka Maraykanka, waxaa uu waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir, waxaana uu ku baaqay in Dag Dag Daljir loo fasaxo

“Runtii annigu waxaan ahayn is-badel doon, dalka aan joogana waxaa ka jira dimuqraadiyad, waa nasiib-darro wayn hadalka wasiir Soocade, waxaan ku baaqayaa in Soocade uu raaligalin bixiyo, waxaana ku baaqayaa in Daljir dag dag loo fasaxo oo la xalliyo arrinta”

Hoos ka dhagayso Waraysigii Ciid

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: