HomeUncategorized

Dhagayso Caawa iyo Daljir Isniin 27 – June – 2016 – Waxaa looga hadlay Daljir oo maalintii 5aad Sharci-darro ku xiran

Garowe, 28 - June, 2016 - Barnaamijka caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Garowe waxaa idinla socodsiinaya Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin, waxaad ku maqli-doontaan qodobo ku saabsan xariga Radio Daljir oo galay maalintii 5-aad

Danjire Kay oo Canbaareeyay Xariga wariyayaal ka tirsan Universal
Booliska federaalka iyo ciidamada AMISOM oo howgal guryaha lagu gelayo ka bilaabay Marka
DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.

Garowe, 28 – June, 2016 – Barnaamijka caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Garowe waxaa idinla socodsiinaya Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin, waxaad ku maqli-doontaan qodobo ku saabsan xariga Radio Daljir oo galay maalintii 5-aad

Xildhibaan Shaacuur oo sheegay in Baarlamaanka Puntland  ay Olole wayn ka galayaan jawaab-na ka bixinayaa Tacadiga Saxaafadda Lagu hayo.

Lataliyaha Madaxwaynaha Puntland Ciid oo nasiib-darro wayn ku tilmaamay xariga sharci-darrada ah ee Daljir

Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad oo shacabka Puntland uga tacsiyeeyay xariga sharci-darrada ah ee Radio Daljir oo maalintii 5aad galay

Siyaasi Siciid Sanwayne oo wax aad looga xummaado ku tilmaamay tacadiga saxaafadda iyo xariga sharci-darrada ah ee Radio Daljir.

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: