Site icon Radio Daljir

(Dhagayso) Lataliyaha Siyaasadda Madaxwayne Gaas Mudane Ciid: Waa in Soocade uu raaligalin bixiyaa, Daljir hala siidaayo

Virgina, June, 26, 2016 – Cabdullaahi Ciid Cismaan oo ah lataliyaha Madaxwaynaha Dowladda Puntland ee dhanka Siyaasadda iyo arrimaha Hormarinta ayaa isagoo ku sugan gobolka Virgenia ee dalka Maraykanka, waxaa uu waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir, waxaana uu ku baaqay in Dag Dag Daljir loo fasaxo

“Runtii annigu waxaan ahayn is-badel doon, dalka aan joogana waxaa ka jira dimuqraadiyad, waa nasiib-darro wayn hadalka wasiir Soocade, waxaan ku baaqayaa in Soocade uu raaligalin bixiyo, waxaana ku baaqayaa in Daljir dag dag loo fasaxo oo la xalliyo arrinta”

Hoos ka dhagayso Waraysigii Ciid

https://daljir.com//resources2/files/Waraysiga%20Cabdullaahi%20Ciid.mp3?_=1
Exit mobile version