HomeUncategorized

DHAGAYSO: General Muxiyadiin oo Nabadda Qaatay iyo Raysul-wasaaraha oo Runta u sheegay

Khamiis, Luuliyo 16, 2015 (Daljir) —Ra\'iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali ayaa kula kulmay magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland, saraakiil ka tirsan ciidamada maamulka Puntiland oo muddo bilooyin ah gadood uga maqnaa magaaladaas.

Turkiga oo Muddo Kordhin u sameeyay Ciidamada ka jooga Somaliya
Wafti uu hogaainayo C/rashiid Cirro, wasiirka ganacsiga dawlada federaalka ah ee Somaliya oo booqasho ku yimid Puntland.
(Dhagyaso Warbixin) Kenya oo beenisay inay maamul u gaar ah ay ka hirgalinayaan Kismaayo.

Khamiis, Luuliyo 16, 2015 (Daljir) —Ra\’iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali ayaa kula kulmay magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland, saraakiil  ka tirsan ciidamada  maamulka Puntiland  oo  muddo bilooyin ah gadood uga maqnaa magaaladaas.

Sharma’arke ayaa sheegay inay dadaal xooggan ugu jiraan sidii maamulka iyo saraakiisha ciidamada gadooday la isku fahamsiin lahaa, iyadoo ciidamadan ay horay u sheegeen inay kasoo horjeedaan dhibaatooyin ay ku hayso Puntland.

Jen. Muxyadiin Axmed Muuse oo ahaa Sarkaalkii Hoggaaminaya Cciidamadan oo shalay kusoo laabtay magaalada Garoowe ayaa sheegay inay ku yimaadeen codsiyo uga yimid Isimada iyo Waxgaradka Puntland iyo sidoo kale RW Somalia iyo Hoggaamiyaha Jubba Sheekh Axmed Madoobe oo ku sugan Puntland.

Dhagayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: