Dhagaysiga 4-aad ee kiiska Cabadalla Muumin oo cabsi Amni loo baajiyey

HomeWararka

Dhagaysiga 4-aad ee kiiska Cabadalla Muumin oo cabsi Amni loo baajiyey

Kiiskii dacwadda loo haystay xoghayha SJS, Cabdalla Axmed Muumin ee ka socotay maxkmadda gobalka Banaadir oo balansanaa maalinta berri oo Khamiis ah 2

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Xubin katirsan bulshada rayidka oo lagu dilay Muqdisho
Maxaa looga hadlay Shirka Amniga Jubbaland?

Kiiskii dacwadda loo haystay xoghayha SJS, Cabdalla Axmed Muumin ee ka socotay maxkmadda gobalka Banaadir oo balansanaa maalinta berri oo Khamiis ah 26/01/2023 ayaa loo baajiyey cabsi laga qabo weerar Al-Shabaab.

Qoraal ay maxkamaddu u soo dirtay dhinacyada uu khuseeyo kiiska ayaa lagu yiri:

“Asc dhinacyada dacwadii ciqaabta ahayd ee Cabdalla Axmad Muumin eedeysanaha ka ahaa ee mudeynteedu idin soo gaartay balansaneydna maalinta Khamiista 8:30Am maxkamaddu wey baajisay duruufo la xiriira xaga amniga, dib ayaana laga soo mudey doonaa insha allaah mahadsanidiin”

Cabsidaan amni ayaa imaanaysa xilli Axaddii 22/01/2023 ay Al-Shabaab weerar iyo qaraxyo saacado socday ku galeen xarunta dowladd hoose ee gobalk Banaadir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: