Soomaliya oo ku dhow in ay ku biirto ururkan EAC ee Bariga Africa

Shir ay isugu imaanayaan wadamada ku bahaysan Ururka EAC ayna xubna ka yihiin wadamada Uganda, Kenya, South Suudan, Congo, Tanzania iyo Burundi ayaa lagu qiimaynayaa codsigii Soomaliya hor dhigtay Ururkan in ay ku biirto 6 bilood ka hor .

Kulanka oo ka dhacaya dalka Tanzania ayaa waxaa ka qeybgalaya inta badan xubnaha fulinta ururkan oo hadii ay isku raacaan ay Soomaliya ka noqon karto xubin buuxda ururka iskaaashiga wadamada Bariga Africa .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com