Xubin katirsan bulshada rayidka oo lagu dilay Muqdisho

Kooxo hubaysan ayaa ku toogtay galabta magaalada Muqdisho xoghayihii guud ee Ururka Haweenka Qaranka Canab Cabdullaahi Xaashi iyo wiil ay dhashay guddoomiyaha ururka haweenka ee gobolka Banaadir.

Dilka ayaa kadhacay degmada Xamarwayne, waxaana goobta ka baxsaday kooxdii falka dilka gaysatay.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay ciidamada inay wadaan howlgal ay kusoo qabanayaan kooxihii dilka gaystay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com