HomeUncategorized

Dhagayo Madaxwaynaha Galgaduud Sare State Xassan Gacaliye oo sheegay in uu hiil uga baahanyahay Puntland, Jubbaland, iyo Kilalka

Cabudwaaq, 09 - May - 2016 - Madaxwaynaha Maamulka Galgaduud sare State Xassan Gacaliye oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in maamulkiisu uu rajo wayn ka qabo wadashaqayn dhexmarta maamulka ay walaalaha yihiin ee Galmudug.

Ololaha maalmaha caafimaadka caruurta oo lagu soo gabagabeeyay gobollada Puntland.
Shan qof oo ku dhintay shil gaari oo xalay ka dhacay gobolka Karkaar.
Isimada Puntland oo Qada Sharaf u sameeyay Madaxweyne Xasan iyo Madaxda Maamulada Soomaliya

Cabudwaaq, 09 – May – 2016 – Madaxwaynaha Maamulka Galgaduud sare State Xassan Gacaliye oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in maamulkiisu uu rajo wayn ka qabo wadashaqayn dhexmarta maamulka ay walaalaha yihiin ee Galmudug.

“Beesha Sade waa lagu bahdilay Galmudug, Ugaasyadii iyo salaadiinti waa ay ka tageen dhismihii Galmudug, balse waxaa ay isku raaceen in ay dhistaan Galgaduud sare State oo ah maamul u adeegi doona bulshada beesha Sade, Waxaa kale oo kuu xaqiijinayaa in maamulkaan uusan ahayn mid ku yimid tabasho, balse uu yahay mid ku yimid Rabitaanka Bulshada deegaanka” Sidaasina waxaa yiri Madaxwayne Xassan Gacaliye

Madaxwayne Xassan Gacaliye ayaa sheegay in maamulkiisu uu hiil uga baahanyahay Dowladaha Puntlan, Jubbaland, Kilalka, iyo Maamulka Bakool sare ee 3da degmo.

Hoos ka dhagayso waraysi uu la yeeshay wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin,

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: