Dhagaxmadow gobolka Jarar DDS oo ka bannaanbaxday siyaasadda Mustafe Cagjar

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Dhagaxmadow gobolka Jarar DDS oo ka bannaanbaxday siyaasadda Mustafe Cagjar

Dadweynaha DHAGAXMADOW ee gobolka JARAR ayaa shalay iskugu soo baxay bannaanbax balaadhan oo looga soohorjeedo maamulka madaxweynaha Dowlad Deegaanka

Xafiiska Beeraha Tuli Guuleed oo ku hawlan kahortagga waraarada roobabka ka jeexma
Bulshada ku dhaqan Qabalaha U’uule Santarka Odowaa Ee Degmada wardheer Gobolka Doollo oo ka cabanaya Baahiyaha Aasaasiga
Cabashada bulshada Tuli Guuleed dhulbalaarsiga Oromada iyo dhoohanaanta maamulka (dhegayso)

Dadweynaha DHAGAXMADOW ee gobolka JARAR ayaa shalay iskugu soo baxay bannaanbax balaadhan oo looga soohorjeedo maamulka madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS), Md.
Mustafe Muxumed Cumar Cagjar iyo xukuumadiisa.

Tan iyo intii la doortay hoggaanka cusub ee urur siyaasadeedka deegaanka ONLF loona doortay Md. Maadeey, ayaa waxaa isa soo taraya harjadka siyaasadeed ee lagu taageerayo ama looga soo horjeedo maamulka Md. Cagjar.

Cabashada shacabka deegaanka ayaa u badan caddaalad-darro, waxqabad la’aan iyo waliba ka warhayn la’aan deegaanka.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

cagjar-dooni-mayno

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0