Site icon Radio Daljir

Dhagaxmadow gobolka Jarar DDS oo ka bannaanbaxday siyaasadda Mustafe Cagjar

Dadweynaha DHAGAXMADOW ee gobolka JARAR ayaa shalay iskugu soo baxay bannaanbax balaadhan oo looga soohorjeedo maamulka madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS), Md.
Mustafe Muxumed Cumar Cagjar iyo xukuumadiisa.

Tan iyo intii la doortay hoggaanka cusub ee urur siyaasadeedka deegaanka ONLF loona doortay Md. Maadeey, ayaa waxaa isa soo taraya harjadka siyaasadeed ee lagu taageerayo ama looga soo horjeedo maamulka Md. Cagjar.

Cabashada shacabka deegaanka ayaa u badan caddaalad-darro, waxqabad la’aan iyo waliba ka warhayn la’aan deegaanka.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

Exit mobile version