DEG DEG-Taliye Ku-xigeenkii Saldhigga Bartamaha Boosaaso oo Maanta Ladiley.

HomeWararka

DEG DEG-Taliye Ku-xigeenkii Saldhigga Bartamaha Boosaaso oo Maanta Ladiley.

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa goor dhoweyd lagu diley AUN taliye ku-xigeenkii saldhigga bartamaha Boosaaso Cali Dheere. Wararkii ugu dambeeyey ee aanu kahelayno Boosaaso waxa ay sheegayaan in taliyaha kooxo hubaysani ay ku toogteen aaga loo yaqaana Faaradaha iyadoona kooxdii dilkaasi ka dambeysey lasoo werinayo inay carartay.

Warka Fiidnimo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Itoobiya waxa ay leedahay 19% | Ethiopia Owns 19% Stake in DP World Berbera Port (Media Release)
Ciidamadda kenya oo burburiyeey Xaruntii shirkadda Hormuud ee Deegaanka Jaldeys.

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa goor dhoweyd lagu diley AUN taliye ku-xigeenkii saldhigga bartamaha Boosaaso Cali Dheere.

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu kahelayno Boosaaso waxa ay sheegayaan in taliyaha kooxo hubaysani ay ku toogteen aaga loo yaqaana Faaradaha iyadoona kooxdii dilkaasi ka dambeysey lasoo werinayo inay carartay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: