Site icon Radio Daljir

DEG DEG-Taliye Ku-xigeenkii Saldhigga Bartamaha Boosaaso oo Maanta Ladiley.

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa goor dhoweyd lagu diley AUN taliye ku-xigeenkii saldhigga bartamaha Boosaaso Cali Dheere.

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu kahelayno Boosaaso waxa ay sheegayaan in taliyaha kooxo hubaysani ay ku toogteen aaga loo yaqaana Faaradaha iyadoona kooxdii dilkaasi ka dambeysey lasoo werinayo inay carartay.

Exit mobile version