Doorashada Kenya iyo Uhuru oo Guul Qarka u Saaran (TOOS U DAAWO)

HomeWararka

Doorashada Kenya iyo Uhuru oo Guul Qarka u Saaran (TOOS U DAAWO)

Musharaxa Madaxweynaha Uhuru Kenyatta ayaa kusii dhawaanaya inuu markii labaad oo isku xigta uu noqdo madaxweynaha Kenya maadaama uu hogaanka uhayo co

Garoowe: Shirweynaha 2-aad ee Arrimaha Diinta iyo Nabadaynta Puntland oo maanta Furmay
Warka Caweysin iyo Cabdulaahi Xaamud , Daljir Doolow (dhegayso)
XULASHADA DALJIR | AYAANLE CABDULAAHI JAAMAC | CAABUDWAAQ 30- NOVEMBER- 2022

Musharaxa Madaxweynaha Uhuru Kenyatta ayaa kusii dhawaanaya inuu markii labaad oo isku xigta uu noqdo madaxweynaha Kenya maadaama uu hogaanka uhayo codadka ilaa haatan la tiriyay.

Uhuru KENYATTA ayaa wax ka badan hal milyan oo cod ka sareeya musharaxa la tartamaya ee Raila Odinga  inkastoo ugu yaraan wax ka badan kala bar codadka deegaanadda la xisaabiyay.

DAAWO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: