Site icon Radio Daljir

Doorashada Kenya iyo Uhuru oo Guul Qarka u Saaran (TOOS U DAAWO)

Musharaxa Madaxweynaha Uhuru Kenyatta ayaa kusii dhawaanaya inuu markii labaad oo isku xigta uu noqdo madaxweynaha Kenya maadaama uu hogaanka uhayo codadka ilaa haatan la tiriyay.

Uhuru KENYATTA ayaa wax ka badan hal milyan oo cod ka sareeya musharaxa la tartamaya ee Raila Odinga  inkastoo ugu yaraan wax ka badan kala bar codadka deegaanadda la xisaabiyay.

DAAWO

Exit mobile version