DAREEN 3aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda

HomeWararkaMaqaalo Kale

DAREEN 3aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda

Radio Daljir – DAREEN waa barnaamij cusub oo aan kaga warbixino saamaynta abaarta SIMA u gaysatay dadka soomaaliyeed, gaar ahaana xooladhaqatada. Barn

FALAYDHYAALE: WADAHADAL baa Nabad lagu Hiigsadaa; Iskutashi baana Hormar Horseeda (Taxanaha 5aad)
Goobaha Cabitaanka Nafaqada lagu Shiido oo Bossaso ku soo Badanaya (Daawo)
Guddoomiyaha Beeraleyda Puntland: “Waa in Qurabajoogta iyo Shacabku Maalgashadaan Beeraha Puntland”

Radio Daljir – DAREEN waa barnaamij cusub oo aan kaga warbixino saamaynta abaarta SIMA u gaysatay dadka soomaaliyeed, gaar ahaana xooladhaqatada. Barnaamijka oo ah todobaadle Radio Daljir ka baahi doona maalinta Axadda ah saacada Afrikadda bari marka ay tahay 2:30PM, wuxuu ka koobanyahay warar, warbixino, waraysiyo, falaanqayn, iyo waliba aragtida dhegaystayaasha.

Hoos ka dhegaysoDAREEN 3aad

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: