Waraysi iyo Warbixin Shiikh Fu’aad iyo Abaaraha Puntland

Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Puntland  Shiikh Fu’aad Xaaji Maxamuud oo maanta waraysi gaar aha siiyay Radio Dajir ayaa waxa uu ka warbixiyay xaaladihii ugu danbeeyay ee abaarta ka jirta deegaanada Puntland, halka ay marayso, iyo xaalka ay ku suganyihiin dad iyo duunyo.

Wariye Xasan Heykal ayaa waraystay Guddoomiyaha. Hoos ka dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com