Site icon Radio Daljir

DAREEN 3aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda

Radio Daljir – DAREEN waa barnaamij cusub oo aan kaga warbixino saamaynta abaarta SIMA u gaysatay dadka soomaaliyeed, gaar ahaana xooladhaqatada. Barnaamijka oo ah todobaadle Radio Daljir ka baahi doona maalinta Axadda ah saacada Afrikadda bari marka ay tahay 2:30PM, wuxuu ka koobanyahay warar, warbixino, waraysiyo, falaanqayn, iyo waliba aragtida dhegaystayaasha.

Hoos ka dhegaysoDAREEN 3aad

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58f399e30401003156219025/DAREEN+EposideThree+28and+47+sec.mp3?_=1

 

Exit mobile version