Danjire Caalin “Xalka kaliya ee Soomaaliya waa siyaasiyiinta inay noqon xil doon ee ay noqdaan xaldoon (dhegayso)

HomeWararka

Danjire Caalin “Xalka kaliya ee Soomaaliya waa siyaasiyiinta inay noqon xil doon ee ay noqdaan xaldoon (dhegayso)

Danjire Maxamed Axmed Caalim oo ka hadlayay waxa kasoo bixi kara shirka Garoowe uga furmaya madaxwaynaha dowladda faderaalka, raysal wasaaraha iyo mad

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Garoowe kaga qayb galay Xuska Maalinta Beeraha (dhegayso)
Guddoomiyaha dhalinyarada Iftiinka gobolka Mudug oo la doortay (daawo)
XAALADDA CAKIRAN EE SOMALILAND DHAN SIYAASADEED & DHAN DHAQAALE

Danjire Maxamed Axmed Caalim oo ka hadlayay waxa kasoo bixi kara shirka Garoowe uga furmaya madaxwaynaha dowladda faderaalka, raysal wasaaraha iyo madaxda kalle ee dowlad goboleedyada ee tabashada katirsanaya dowladda dhexe ayaa waxaa uu sheegay hogaamiyeyaasha in looga baahanyahay inay noqdaan xal doon, oo aysan noqon xil doon, taasi oo qayb ka ah mushkiladda dalka ka taagan.

Isagoo jooga Finland ayuu u waramay MCI oo Bosaso jooga.

Hoos kadhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: