Dadka danyarta ee Bossaso oo saamayn ay ku yeelatay diidmada lacagta (dhegayso)

Dadka danyarta ee ku nool kaamamka dadka soo barakacay ee magaalada Bosaaso ayaa sheegay samaayn inay ku yeelatay noloshooda diidmada lacagta shilin Soomaaliga, kor u kaca qiimaha cuntada iyo doolarka.

Dadkan oo kasoo barakacay Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya iyo Itoobiya kuna sugan kaamamka dadka soo barakacay ayaa noloshooda waxa ay ku tiirsantahay xamaalka, dhismaha guryaha iyo qaadidda qashinka, waana dad aad ay ugu yartahay isticmaalka doolarka oo inta badan goobaha ganacsiga wax lagu qiimeeyo.

Baashe Yuusuf Xirsi Cagawayne waa guddoomiyaha kaamka Banaadir A oo ay ku jiraan 879-ayaa  Wariye Xasan Heykal uga waramay xaalada kaamka kajirta.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com