Dab Khasaaro geystay oo ka kacay Guri ku yallaa Muqdisho

Dab Khasaaro geystay oo ka kacay Guri ku yallaa Muqdisho

Guri ku yaalla Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir , ayaa lasoo sheegayaa inuu gordhow ka kacay Dab xoogan .

Goobta uu  dabku ka kacay ayaa waxaa gaaray Guddomiyaha Degmada Kaaraan iyo Mas’uuliyiin kale  kana  qayb qaatay daminta dabka .

Ilaa hada lama oga khasaaraha ka dhashay dabkaa. .

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com