Wasiir Somaliland oo ka Hadlay Gabar ay isku Reer Yihiin oo Qabiilka Gabooye Guursatey (daawo)

Wasiir Somaliland oo ka Hadlay Gabar ay isku Reer Yihiin oo Qabiilka Gabooye Guursatey (daawo)

Wasiirka Cadaalada Somaliland ayaa ka hadlay qadiyada haweenay ay isku beel ka soo jeedaan oo si weyn loo dhawaacay ka dib markii uu guursaday wiil Gabooye ah.

Dhaawaca daran ee loo geystay Haweeneydan ayaa si weyn looga hadal hayaa Deegaanada Somaliland, balse wasiirka cadaalada wuxuu sheegay in ilaah dadka simay isla markaana Madaxda Somaliland looga baahan yahay in ay u istaagaan sidii meesha looga saari lahaa dhaqankaan xun oo dadka lagu kala soocayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0