Daalaco Daljir.com oo Hirgalisay Abaalmarinta Guulaytayaasha Bogga daljir.com (Dhegayso)

Daalaco Daljir.com oo Hirgalisay Abaalmarinta Guulaytayaasha Bogga daljir.com (Dhegayso)

Deeqa Siciid Ciid (Deeqa Degan) oo kamid ah daalacdayaasha Daljir.com oo xalay ku guulaystey lacag abaalmarin ah ayaa maanta waxa ay ka falcelisey lacagtaasi ay ku guulaysatey oo Golis bixisay, Maxamuud Cabdirisaaq ayaa warbixin ka diyaarshey.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 8
  • Ciise maxamed muise 7 years ago

    Asc daljir

    Hadalka ka soo taliye ereg waaa mid saxa waayo taliye afdalow waaa nin dahiisa fiirasada kana ganacsada dadka LA soo xirxirayo taasi ooo dhibaato u keenaysa dawlada waayo shacab aaan waxba galabsan ayaaa buux dhaafiyey xabsiyada magaaladada Galkacyo waana sababta shaqada looga joojiyey taliye eregna waan taageer sanahy waayo Afdalow dhalinyaradii ayuu niyad jab Ku riday waliba kuwiii wax baranayey oo lagu tacadiyey

  • Ciise maxamed muise 7 years ago

    Sideee loo Samata bixin karaaa dadka Reer guuraga ah eee xoolihii dhaafeeen abaartiii dhawaan Ku habsatay wadanka idilkiis

    Fikirkayga hadaaan cabiro waxaa ay ila tahay , in dad kaaas idib u dajin loo sameeeyo dad kaaas Ku sooo qaxay goobaha qaxootiya magaalooyinka waayey lagana taageero baahiyaha lagama maar maaanka u ah . sidooo kale la baro xirfado uu kula sooo baxo nolol maalmeedkiisa sidaas xirfadaha gacanta . gagabo

    Loona furo goobo waxbarasho caruurta yar yar iyo dadka waaa Wayn si looga badbaadiyo ficilada xunxun wacyigalina loop sameeeyo

  • Mawduuc daljir.com ku qoran ka falceli, deedna waa lagula soo xiriirayaa

  • sidee u helaysaaana

  • Anoo ah abwaan somaliyed joogah Bosaso Somalia Golis is-gaadhsiin taan ku garaad sadaay giyigiyo dalkoo idil wada gobeysaay wada mac-suuntaay berigaan yaraa ma aaminsanayn isgaadhsiini iney dalkan ka jirto Golis mooyee adaa muteysteee mahdsanid Golisey

  • RADIO DALJIR iyo barnaamjiyada loogu dhegysi badan yhy
    SAAKA & DUNIDA
    XULASHADA DALJIR
    CAAWA & DALJIR
    MARTISOOR
    ARDAA

  • Inan barano xogna hel qaraabsina qaado

    • waa saas adna hadda waxaad ku guulaysatay $1 biribeer Golis. Fadlan farriin gooni noo soo dir, magacaaga, deegaankaaga iyo moobilkaaga. Mar kale mahadsanid Warsame Warsame Cali Madax Qarandoon!

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com