Culumadda Kismaayo oo kadigay Soo saarista lafaha dadka ku Aasan Kismaayo (dhegayso)

Culumadda Kismaayo oo kadigay Soo saarista lafaha dadka ku Aasan Kismaayo (dhegayso)

Culimaa, udiinka ku dhaqan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose ayaa ka digtay cawaaqib xumida ka dhalan karta dadka caadaystay in Xabaalaha ku yala duleedka Magaalada Kismayo ay kala soo baxaan lafaha dadkii dhintay

Arinta ayaa layaab ku noqotay dadweynaha ku dhaqan Magaalada Kismaayo,Maamulka degmada ayaa waxcad ku maray in dadkaasi laga qaadi doono talaabo shariga waa faqsan.

Hoos kadhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com