Culumadda Kismaayo oo kadigay Soo saarista lafaha dadka ku Aasan Kismaayo (dhegayso)

HomeWararka

Culumadda Kismaayo oo kadigay Soo saarista lafaha dadka ku Aasan Kismaayo (dhegayso)

Culimaa, udiinka ku dhaqan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose ayaa ka digtay cawaaqib xumida ka dhalan karta dadka caadaystay in Xabaalaha k

Madaxweynaha Puntland oo imaraadka u dhoofay (Daawo)
Beeralayda degmada Ufayn ee gobolka Bari oo daadkii uu kala tagay dalagyadii ay beerteen sanadkan( dhegayso)
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay werarkii xalay iyo Arrimo kale oo culus (Daawo)

Culimaa, udiinka ku dhaqan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubada Hoose ayaa ka digtay cawaaqib xumida ka dhalan karta dadka caadaystay in Xabaalaha ku yala duleedka Magaalada Kismayo ay kala soo baxaan lafaha dadkii dhintay

Arinta ayaa layaab ku noqotay dadweynaha ku dhaqan Magaalada Kismaayo,Maamulka degmada ayaa waxcad ku maray in dadkaasi laga qaadi doono talaabo shariga waa faqsan.

Hoos kadhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: