Mowshinka ka dhanka Jawaari oo la shaaciyay in la qaadayo 31ka bishaan

Mowshinka ka dhanka Jawaari oo la shaaciyay in la qaadayo 31ka bishaan

Warqad kasoo baxday guddoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey ayaa lagu shaaciyay golaha baarlamaanka inuu isugu yimaado 31ka bishaan xaruntooda Villa Hargaysa ee Muqdisho.

Kulanka ayaa lagu sheegay inuu yahay mid kusaabsan mowshinka laga soo gudbiyay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ay dhowaan mowshin kasoo gubdbiyeen xildhibaano ku shiray magaalada Muqdisho.

Hoos ka akhriso warqadda kuxigeenka koowaad ee guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com