HomeUncategorized

C/raxaman Maxamuud X. Xasan, Duqa magaalada Galkacyo oo ka xog warramay suuqyo cusub oo laga hirgaliyey Galkacyo …

Galkacyo, May 29 - Duqa magaalada Galkayco C/raxmaan Maxamuud X. Xasan oo maanta uu u bilawday safar hawleed uu wafti uu hogaaminayaa ugu ambabaxeen

Wararkii ugu dambeeyey ee markab lagu haysto xeebaha Caluula.
Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir 28 – Wariye Shaafici C/qaadir (Daljir Studio Gaalkacyo)
Tartan & Tacliin – dugsiyada sare ee Hawd, Buuhoodle & Al-nawawi, Bossaso oo tartan adagi uu dhex maray.

Galkacyo, May 29 – Duqa magaalada Galkayco C/raxmaan Maxamuud X. Xasan oo maanta uu u bilawday safar hawleed uu wafti uu hogaaminayaa ugu ambabaxeen dalka dibadiisa ayaa isaga oo ku sugan madaarka Galkacyo ka xog warramay wax qabadka dawlada hoose ee Galkacyo 9-kii bilood ee uu hayey xilka Duqa magaalada.

Md. Xasan waxaa uu ka waramay dhawr suuq oo laga hirgeliyey Galkayco sida suuqyada caanada, hilibka iyo dib u habayn lagu sameeyey suuqa weyn ee Xero Dayax ee magaalada Galkacyo.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: