Ciyaartii Finaalaha oo galabta ka socota Mire Awaare & gobolka Bari oo Gool leh.

Garowe, Dec 22- Garoonka ciyaaraha ee Mire Awaare goordhaweyd waxaa ka bilaabatay ciyaartii kama danbaysta ahayd ee lagu hanan lahaa koobka gobollada Puntland, waxaana iskugu soo haray oo hadda ku hardamaya gobollada Bari iyo Sool.

Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa hadda dhammaatay waxaana hal gool leh xulka kubadda cagta ee gobolka Bari.

Natiijooyinka ciyaarahaasi mar dhaw ayaan idin soo gudbin doonaa.

C/fitaax Cumar Geeddi,
Idaacadda Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com