Ciidamadda Amaanka Muqdisho oo Maandooriye qabtay

Ciidamadda Amaanka Muqdisho oo Maandooriye qabtay

Ciidamadda Amaanka Caasimadda Muqdisho ayaa kadib howlgal ay sameyeen qabtay waxyaabaha maanka dooriya iyo shaqsiyaadkii watay ,kadib howlgal ay xalay ciidamadda amaanka kasameyeen Muqdisho xaafadaha ay ka koobantahay.

Intii Ciidamada ay ku guda jireen Howlgalkan oo socday mudo saacado ah ayaa waxa ay ku soo qabteen Xashiishad badan iyo Fuustooyin lagu diyaarinayay Qamriga iyo waxyaabo kale.

Ciidamada ayaa maalmagan waday Sugida amaanka iyo ladagaalanka Mukhaadaradka ,waxaana howlgalkooda ahaa mid habeen iyo maalin kasocday degmooyinka Gobalka Banaadir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com