Ciidamada Xoogga Dalka oo la Wareegay Deegaano Horleh ee Shabeelada Dhexe (dhegayso)

Wajigii 1aad ee hawlgalka ay ciidamada kula wareegayaan saldhigyada Alshabaab ee gobolka Shabeelada Dhexe ayaa soo idlaaday.

Tuulooyin iyo deegaano hoostaga Cali Fool Dheere ayaa waxaa ka dhacay maanta iska horimaadyo u dhaxeeya ciidamada XD iyo Alshabaab. Kornel Mukhtaar oo la hadlay warqabadka Daljir Muqdisho ayaa sheegay in ay guula ka gaareen dagaaladii dhacay deegaanka ayna dileen dagaalamayaal Alshabaab ah.

Hoos ka dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com