Category: Wararka

1 899 900 901 902 903 2,819 10812 / 33825 POSTS
Shiinaha “Xorriyadda Taiwan waxay ka dhigan tahay dagaal”

Shiinaha “Xorriyadda Taiwan waxay ka dhigan tahay dagaal”

Milatariga Shiinaha ayaa sheegay Khamiistii in madaxbanaanida maamulka Taiwan ee hoostaga dowladda Shiinaha ay ka dhigantahay dagaal. Afhayeenka Wa [...]
Beesha Caalamka oo soo dhoweysay Guddiyada Doorashooyinka ee Jubbaland iyo Puntland

Beesha Caalamka oo soo dhoweysay Guddiyada Doorashooyinka ee Jubbaland iyo Puntland

Saaxiibada beesha caalamku waxay soo dhoweynayaan magacaabidda Guddiyada Heer Dowlad Goboleed ee Hirgelinta Doorashada Jubaland iyo Puntland, ee la so [...]
Siyaasi Cabdiraxmana Cabdishakuur “Madaxweyne Farmaajo wuxuu ku fashilmay sidii loo dooran lahaa 329 kursi oo heshiis lagu yahay”

Siyaasi Cabdiraxmana Cabdishakuur “Madaxweyne Farmaajo wuxuu ku fashilmay sidii loo dooran lahaa 329 kursi oo heshiis lagu yahay”

Siyaasi Cabdiraxmana Cabdishakuur ayaa ka hadlay manata ansixinta 13ka kursi ee lagu kordhinayo golaha Aqalka Sare ee matalaada gobolka Banaadir. " [...]
Jubbaland oo iclaamisay dagaal ka dhan ah dowladda (daawo)

Jubbaland oo iclaamisay dagaal ka dhan ah dowladda (daawo)

Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur Janan oo warbaahinta kula hadlayay duleedka degmada Baledxaawo ayaa faahfaahin ka bixiyay d [...]
Wasiirka Arrimaha Dibbadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibbadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Itoobiya

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha dibadda Itoobiya Demeke Mekonnen iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq ayaa sha [...]
BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 14aad)

BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 14aad)

Barnaamjka maanta waxa uu ku saabsan yahay, Doorashada Soomaaliya iyo khilaafka madaxda dalka. Barnaamjka waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal. [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soodhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, Q [...]
Warka Caweysin iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Caweysin iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Caweysnimo iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe. https://soundc [...]
Wargelin muhiim u ah shacabka magaalada Garoowe (dhegayso)

Wargelin muhiim u ah shacabka magaalada Garoowe (dhegayso)

Wargalin muhiim ah oo kusocda dadwaynaha, adeegyo cusub oo ay soo kordhiyeen shikadaha kala ah Nasiye                            |  090706512 [...]
Maxaa looga hadlay kulanka golaha Wasiirada Puntland? (Sawirro)

Maxaa looga hadlay kulanka golaha Wasiirada Puntland? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Qorsh [...]
Jabuuti oo iska fogeysay eedeyntii uga timid DFS (Akhriso)

Jabuuti oo iska fogeysay eedeyntii uga timid DFS (Akhriso)

Dowlada Jabuuti ayaa ka hadashay go’aankii ka soo baxay guddiga xaqiiqo raadinta ee urur goboledka IGAD u magacaabay khilaafka ka dhex jira dowladaha [...]
Wasiirka Difaaca dalka Kenya Monica Juma ”Ciidamadeena kama bixi doonaan Soomaaliya ilaa Qaramada Midoobay ay qaraar ku ansixiso” (AKhriso)

Wasiirka Difaaca dalka Kenya Monica Juma ”Ciidamadeena kama bixi doonaan Soomaaliya ilaa Qaramada Midoobay ay qaraar ku ansixiso” (AKhriso)

Wasiirka Difaaca dalka Kenya Monica Juma ayaa sheegtay in Ciidamada Kenya ee qyebta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM aysan ka bixi doonin Soom [...]
1 899 900 901 902 903 2,819 10812 / 33825 POSTS