Category: Wararka
Garowe: Hogaaminta Qaranka, Doorka Haweenka iyo helista qoondo u qalinta (daawo)
Hogaaminta Qaranka, Doorka Haweenka iyo helista qoondo u qalinta |Machadka KAAD oo cilmi baaris ka sameeya Soomaaliya kunayaal Puntland ayaa soo qaba [...]
Fariin caafimaad bulshada iyo saamaynta safmareenka Covid 19
Fariin caafimaad bulshada iyo ka hortaga saamaynta cudurka safmareenka ah ee Covid 19, Fariintan waxay ka timi Hay'ada Care International oo kaashana [...]
MAXAA LAGA FILAN KARAA MAANTA, MAXKAMADA CADAALADA EE ADDUUNKA ICJ? (daawo)
Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ayaa maanta oo Isniin ah dhageysaneysa kiiska badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo si weyn loo wada [...]
Xulashada Daljir & Hodan Sulub Diini, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso kasoo jeedinaysa Hodan Sulu [...]
Wasaaradda Cafimaadka DFS oo faahfaahin kabixisay talaalka cudurka karoonaha ee la geyeey Muqdisho
Shixnadii u horeysay ee tallaalka COVID-19 ee barnaamijka Covax ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho. Illaa 300,000 ayaa la sheegay inuu gaarayo t [...]
Ciidamadda Dowladda oo howlgalo ka sameyeey Shabeelaha Hoose
Ciidanka Danab ee ka howlgalla gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in gaari Qarax siday oo ay leeyihiin Al-Shabaab ay ku gubeen tooratoorow ka dib [...]
Diyaarad siday talaalka Cudurka Karoonaha oo Muqdisho ka dagtay (Sawiro)
Waxaa goor dhow Muqdisho soo gaartay diyaarad siday talaalka cudurka Karoonaha oo markii ugu horreysay lasoo gaarsiiyay magaalada Muqdisho.
Talaalk [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wariye [...]
Martisoor, Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan): Halgan Nololeed oo aad u Dheer Miyi illaa Muqdisho (daawo Qaybta 1aad)
Waa Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan) iyo Halgan Nololeed oo aad u Dheer Miyi illaa Muqdisho iyo Wakhtigii Yaraanta & Noloshii Rajonimada (Hooyo la' [...]
FAAHFAAHIN: DIL KA DHACAY TUULADA CEELMAAl, EE DDS (daawo)
Tuulada Ceelmaal ee Dagmada Tuli- Guuleed ayaa lagu dilay laba qof, halka mid kalena lagu dhaawacay.
Dilka waxaa gaystay Dablay Hubaysan oo kamid a [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, [...]
XILDHIBAAN HORE DHOORE: “LACAGTA NALAGU RIDAY HADII LAGU DHISI LAHAA WADADA CEELDAAHIR & CEERIGAABO MAR HOREY DHAMAAN LAHAYD” .
XILDHIBAAN HORE CABDIRAXMAAN DHOORE: “LACAGTA NALAGU RIDAY HADII LAGU DHISI LAHAA WADADA CEELDAAHIR & CEERIGAABO MAR HOREY DHAMAAN LAHAYD” | Q2AAD WAR [...]