Category: Wararka

1 868 869 870 871 872 2,821 10440 / 33847 POSTS
Maxkamada ICJ oo soo saartay Jadwalka Dhegaysiga dacwada Badda Soomaaliya

Maxkamada ICJ oo soo saartay Jadwalka Dhegaysiga dacwada Badda Soomaaliya

Maxkamada Cadaallada Aduunk ICJ ayaa soo saartay jadwalka dhageysiga dacwada badda Soomaaliya. 1- Wareega Koowaad Monday 15 March 2021 3 p.m.-6 p.m. [...]
Qaramada Midoobay oo cambaaraysay Madaafiicdii lagu soo tuuray garoonka Aadan Cade

Qaramada Midoobay oo cambaaraysay Madaafiicdii lagu soo tuuray garoonka Aadan Cade

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa cambaareeyay weerarkii maanta ee lix madfac ay kusoo [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wariye [...]
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay madaaficdii lagu garaacay Xarunta Xalane

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay madaaficdii lagu garaacay Xarunta Xalane

Dowlada Federaalka soomaaliya ayaa Cambaareysay weerar Madaafiic ah oo Maanta lagu Qaaday Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho. [...]
Madaxweyne Axmed Madoobe oo kulan la qaatay James Swan (Akhriso)

Madaxweyne Axmed Madoobe oo kulan la qaatay James Swan (Akhriso)

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa kulan la qaatay Wakiilka gaar ka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan. [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, [...]
Madaxweynaha Puntland oo shaqadii ka joojiyeey duqa degmadda Bosaaso (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland oo shaqadii ka joojiyeey duqa degmadda Bosaaso (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr 09 ee 9-ka Maarso 2021, kuna saabsan shaqo ka joojin [...]
MUSHARAX JABRIIL CABDULLE: “WAA NASIIBDARRO IN BEESHA CAALAMKA AY NOO TALISO”

MUSHARAX JABRIIL CABDULLE: “WAA NASIIBDARRO IN BEESHA CAALAMKA AY NOO TALISO”

MUSHARAX MADAXWEYNE DFS JABRIIL CABDULLE: "WAA NASIIBDARRO IN BEESHA CAALAMKA AY NOO TALISO, MAR HADII MUCAARADKII IYO DOWLADBA AY HESHIIN WAAYEEN" [...]
Warka Fiidnimo iyo Ficil Burkud, Daljir Badhan (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Ficil Burkud, Daljir Badhan (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Wariye Ficil Abshir oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso. https://soundcloud.c [...]
Maxay tahay Magacaabistu sameyeey Madaxweynaha Hiirshabeele ?

Maxay tahay Magacaabistu sameyeey Madaxweynaha Hiirshabeele ?

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis Wasiiro, iyadoo Wasiirka Beeraha iyo Waraabka loo magacaabay Xil. Maxamed Cumar Ce [...]
Axmed Madoobe oo Ciidamadii ugu badnaa kala dagay Muqdisho

Axmed Madoobe oo Ciidamadii ugu badnaa kala dagay Muqdisho

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Muqdisho caasimada dalka S [...]
1 868 869 870 871 872 2,821 10440 / 33847 POSTS