Maxay tahay Magacaabistu sameyeey Madaxweynaha Hiirshabeele ?

HomeWararka

Maxay tahay Magacaabistu sameyeey Madaxweynaha Hiirshabeele ?

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis Wasiiro, iyadoo Wasiirka Beeraha iyo Waraabka loo magacaabay Xil. Maxamed Cumar Ce

Guddoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay Wakiilka QM ee Somaaliya
Talooyin loo jeediyeey Hooyada Uurka leh iyo dhalaanka (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis Wasiiro, iyadoo Wasiirka Beeraha iyo Waraabka loo magacaabay Xil. Maxamed Cumar Ceymow oo horay u soo noqday Wasiir heer Federaal.

Wasiirada la Magacaabay ayaa kala ah:

Maxamed Cumar Ceymoy Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka.
Xil. Saalax Maxamed Xasan Wasiirka Wasaarada Biyaha iyo Tamarta.
3.Xil. Saadaq Salaad Warsame Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: