Category: Wararka

1 2,438 2,439 2,440 2,441 2,442 2,819 29280 / 33825 POSTS
Guddoomiyaha Boocame oo Daljir uga Waramay Xiisad sababtay dhimasho oo kadhacday degaankas (dhegayso)

Guddoomiyaha Boocame oo Daljir uga Waramay Xiisad sababtay dhimasho oo kadhacday degaankas (dhegayso)

Degaanka Boocame ee gobalka Sool ayaa Wararku sheegayaan in iskahor imaad kadhacay Boocame uu ku dhintay hal qof oo maskaxda looga jiro. Guddoomiya [...]
Turkiga oo ku Baaqay Shir deg deg ah oo looga hadlay Xaaladda Qudus

Turkiga oo ku Baaqay Shir deg deg ah oo looga hadlay Xaaladda Qudus

Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajab Deyib Erdogan ayaa ku dhawaaqay in 13ka Bishan Dcember uu dalkiisa marti gelinayo shir weyne Caalami ah oo Waddamada [...]
Caaqil Cabdala Faarax:” Shacabka Puntland waa in ay xejistaan Amniga ay haysaataan “(dhegayso)

Caaqil Cabdala Faarax:” Shacabka Puntland waa in ay xejistaan Amniga ay haysaataan “(dhegayso)

Caaqil Maxamed Cabdala Faarax oo ku magac dheer (Salaal) oo maanta nagu soo booqday istuudiyaha daljir ee bosaaso ayaa ka waramay xaalada guud ee Amni [...]
Madaxweyne Farmaajo “Heshiisyada horumarineed ee aan la galnay Mareykanka iyo Qatar waxa ay si xoojinayaan xiriirka haatan naga dhaxeeya Dowladahaas”

Madaxweyne Farmaajo “Heshiisyada horumarineed ee aan la galnay Mareykanka iyo Qatar waxa ay si xoojinayaan xiriirka haatan naga dhaxeeya Dowladahaas”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxi [...]
Fah faahin: Taliyaha Booliska Gobalka Mudug oo ka hadlay Qarax lagu dilay Taliye Saldhig (dhegayso)

Fah faahin: Taliyaha Booliska Gobalka Mudug oo ka hadlay Qarax lagu dilay Taliye Saldhig (dhegayso)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saaka abaaro 7:40 Daqiiqo waxaa ka dhacay qarax kaas oo lala eegtay Sarkaal ka tirsan ciidamada Bool [...]
Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Maamulka Degmada Baraawe oo ka hadlay Nabadoon Baraawe lagu dilay (dhegayso)

Maamulka Degmada Baraawe oo ka hadlay Nabadoon Baraawe lagu dilay (dhegayso)

Dableey hubeysan oo aan Wali heybtooda la aqoonsan ayaa Xalay Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha hoose waxa ay ku dileen Nabadoon Caan ka ahaa De [...]
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal & Taliyaasha Saldhigyada Garowe oo Amaanka Garowe ka hadlay (dhegayso+Sawiro)

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal & Taliyaasha Saldhigyada Garowe oo Amaanka Garowe ka hadlay (dhegayso+Sawiro)

Taliska Qeybta Booliska gobalka Nugaal iyo taliyaasha Saldhigyada Garowe oo maanta shir jaraa id ku qabtay Magaaladda Garowe ayaa ka hadlay xaaladda a [...]
Wacaal daray ah: Taliyihii Saldhiga  Booliska Suuqa  Gaalkcyo oo Qarax lagu dilay (Sawiro)

Wacaal daray ah: Taliyihii Saldhiga Booliska Suuqa Gaalkcyo oo Qarax lagu dilay (Sawiro)

Wararka nagasoo gaaraya Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa sheegaya in Taliyihii saldhiga Cusub ee Suuqa Gaalkcyo dhinaca Madaxtooyada [...]
Madaxweyne ku Xigeenka Hiirshabeele oo Kulan la qaatay Saraakisha Ciidamadda Dowladda

Madaxweyne ku Xigeenka Hiirshabeele oo Kulan la qaatay Saraakisha Ciidamadda Dowladda

Madaxweyne ku xiggeenka Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa magaaladda Jowhar, kulan kula qaatay sara [...]
Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Kulan kuleh Xarunta Barlamaanka Muqdisho

Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Kulan kuleh Xarunta Barlamaanka Muqdisho

Mudanayaasha Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeelanaya Kulankoodii Caadiga ah. Kulankaan waxa ay kaga hadlaya [...]
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo ku Baaqay in Abaaraha  Wax laga qabto

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo ku Baaqay in Abaaraha Wax laga qabto

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa sheegay in Abaarta ku dhufata Soomaaliya ay u baahan tahay kahor ay iska kaasha [...]
1 2,438 2,439 2,440 2,441 2,442 2,819 29280 / 33825 POSTS