Category: Wararka

1 2,437 2,438 2,439 2,440 2,441 2,825 29268 / 33896 POSTS
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Garoowe [...]
Siminaar la Xiriira Doorka Warbaahintu ka Qaadan Karto Guddniinka Fircooniga ah oo Garowe ka Furmay (dhegayso)

Siminaar la Xiriira Doorka Warbaahintu ka Qaadan Karto Guddniinka Fircooniga ah oo Garowe ka Furmay (dhegayso)

Magaaladda Garowe waxaa ka furmay Siminaar ku saabsan doorka Warbaahinta ka qaadan karto Gudniinka Fircooniga ah ,kaas oo sido kale ay ka qayb galata [...]
Maamulka Degmadda Cabudwaaq oo ku Guulaystay daminta Dab ka kacay Cabduwaaq (dhegayso+Sawiro)

Maamulka Degmadda Cabudwaaq oo ku Guulaystay daminta Dab ka kacay Cabduwaaq (dhegayso+Sawiro)

Maamulka Degmadda Cabudwaaq ee Gobalka Galgaduud Somaaliya oo Daljir la hadlay ayaa kawarbixiyaay Dab khasaare geeystay oo Caawa ka kacay kaalin shida [...]
Xildhibaano Soo dhaweyaay Heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna (dhegayso)

Xildhibaano Soo dhaweyaay Heshiiskii Galmudug iyo Ahlusunna (dhegayso)

Xildhibaan Garaad Yuusuf oo kamid ah Xildhibaanadda Barlamaanka Galmudug oo Waraysi sinayaay Caawa Radio daljir ayaa ka hadlay Heshiiskii dhawaan ay k [...]
Somalia oo ka qeybgaleysa Shirka Caalmiga ah ee Dhaqanka & Dalxiiska oo ka dhacaya dalka Cumaan (dhegayso+Sawiro)

Somalia oo ka qeybgaleysa Shirka Caalmiga ah ee Dhaqanka & Dalxiiska oo ka dhacaya dalka Cumaan (dhegayso+Sawiro)

 Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ka qeybgalaya Shirka Caalamiga ah ee Dhaqanka &amp [...]
Madaxda Sare ee Galmudug oo la Kulmay Xildhibaanada Aqalka Sare (Sawiro)

Madaxda Sare ee Galmudug oo la Kulmay Xildhibaanada Aqalka Sare (Sawiro)

Madaxda Maamulka Galmudug ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Xildhibaanno ka tirsan Dowlad Gobolleedka Galmudug,waxaana ka qeyb galay Kulanka [...]
Ciidamadda Puntland oo Howlgalo Xoogan Kabilaabaya Gobalka Bari (dhegayso)

Ciidamadda Puntland oo Howlgalo Xoogan Kabilaabaya Gobalka Bari (dhegayso)

Dowlada Puntland ayaa sheegatay in maalmaha soosocda uu bilaaban doono howlgal ka dhan ah Al-shabaab , Waxaan maalmihii udambeeyay socday howlaglo Cii [...]
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 47aad

Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 47aad

Hoos ka dhegayso Taxanaha 47aad ee Sheeko Gaaban, Sheekadii ISMADHAANTO.   http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a2d6a5402010077 [...]
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, xarunta Daljir Garowe. Dhegayste ha illaaw [...]
QM oo Soo Bandhigtay Tiradda dadka lagu dilay Somaaliya Sanadkan

QM oo Soo Bandhigtay Tiradda dadka lagu dilay Somaaliya Sanadkan

Warbixin kooban oo laga soo saaray xafiiska wakiilka Q,M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee UNSOM ayaa waxaa lago soo bandhigay tirada dadka rayidka a [...]
Shirkadda Isgaarsiinta ee AMTEL oo la shaaciyay xiliga ay shaqada bilaabayso (dhegayso)

Shirkadda Isgaarsiinta ee AMTEL oo la shaaciyay xiliga ay shaqada bilaabayso (dhegayso)

Shirkadda cusub ee isgaarsiinta Amtel  kana mid ah Amal Express ayaa si rami ah ugu dhawaaqday  maanta inay hawada soogalayso sanadka cusube 2018. [...]
Garoowe: Maalinta Caalamiga ee Xuquuqdaha Aadanaha oo laga xusay  Garoowe (dhegayso)

Garoowe: Maalinta Caalamiga ee Xuquuqdaha Aadanaha oo laga xusay Garoowe (dhegayso)

Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ee xuquuqda aadanaha iyo tacadiyada ka dhanka ah carruurta ayaa maanta laga xusay Garoowe, halkaasi oo ay w [...]
1 2,437 2,438 2,439 2,440 2,441 2,825 29268 / 33896 POSTS