Maamulka Degmadda Cabudwaaq oo ku Guulaystay daminta Dab ka kacay Cabduwaaq (dhegayso+Sawiro)

HomeWararka

Maamulka Degmadda Cabudwaaq oo ku Guulaystay daminta Dab ka kacay Cabduwaaq (dhegayso+Sawiro)

Maamulka Degmadda Cabudwaaq ee Gobalka Galgaduud Somaaliya oo Daljir la hadlay ayaa kawarbixiyaay Dab khasaare geeystay oo Caawa ka kacay kaalin shida

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Safaaradda Mareykanka ee Tel Aviv oo todobaadka dambe loo rarayo Qudus
Qardho: Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir (dhegayso)

Maamulka Degmadda Cabudwaaq ee Gobalka Galgaduud Somaaliya oo Daljir la hadlay ayaa kawarbixiyaay Dab khasaare geeystay oo Caawa ka kacay kaalin shidaal oo kutaal Magaaladda.

Mahad Cumar Cilmi Guddoomiyaha Degmadda Cabudwaaq oo Waraysi siyaay Daljir ayaa sheegay in shan qof ay ku dhawacmeen dab ka kacay kaalin shidaal,isla markaana ku guulaysteen inay damiyaan.

Dhinaca kale Guddoomiyaha ayaa sheegay in khasaare Hantiyadeed uu kadhashay,isla markaana ay casharo badan ka Barteen dabkan.

Wariye Cabdulqaadir Irshaad oo ku sugan Xarunta Daljir Garowe ayaa waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0