Siminaar la Xiriira Doorka Warbaahintu ka Qaadan Karto Guddniinka Fircooniga ah oo Garowe ka Furmay (dhegayso)

Siminaar la Xiriira Doorka Warbaahintu ka Qaadan Karto Guddniinka Fircooniga ah oo Garowe ka Furmay (dhegayso)

Magaaladda Garowe waxaa ka furmay Siminaar ku saabsan doorka Warbaahinta ka qaadan karto Gudniinka Fircooniga ah ,kaas oo sido kale ay ka qayb galataan Hay’aado dhowr ah iyo Wasaaradda Haweenka Puntland.

Ifraah Axmed oo kamid ah haweenka u ololeeya Arrimaha Haweenka ,iyo ka hortaga FGM Ka oo Waraysi sinaysay Radio daljir ayaa sheegtay in shirkan uu yahay mid la doonayo in warbaahinta Somaliyeed uga qayb qadan lahayd Arrimaha Genderka,

Ifraax ayaa ka hadashay Arrimo badan oo Haweenka ku saabsan iyo Gudniinka Fircooniga ah ,waxaana ay khadka Taleefanka ee Garowe ugu warantay Wariye Cabdulqaadir Irshaad.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com