Shirkadda Isgaarsiinta ee AMTEL oo la shaaciyay xiliga ay shaqada bilaabayso (dhegayso)

Shirkadda Isgaarsiinta ee AMTEL oo la shaaciyay xiliga ay shaqada bilaabayso (dhegayso)

Shirkadda cusub ee isgaarsiinta Amtel  kana mid ah Amal Express ayaa si rami ah ugu dhawaaqday  maanta inay hawada soogalayso sanadka cusube 2018.

Gudoomiye ku xigeenya Shirkadda cusub ee Amtel Yacquub Orshe ayaa Radio Daljir usheegay in shrkada ay adeegyo casriya ay keeni doonto wadanka islamarkaan ay ka hawlgalayso dhamaan gobolada dalka Soomaaliya oo dhan.

Gudoomiye ku xigeenka Amtel Yacquub Orshe ayaa Zubeyr Shiikh Cabdi uga waramay ku dhawaaqista shirkada cusub ee isgaarsiineed.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 5
  • Ikran 8 months

    Waxan ahay shaqo Doon ku dhibateysan dalka Somalia kar ahan xamar

  • jaamac maxamed 2 years

    manhadal

    • Asc wllo shaqo iqa siya shirkada usub cv waa u direy mar horey lkn jwb malah