Muqdisho: Guddiga Badbaadada doorashooyinka oo Guddoomiye iyo ku xigeen doortay

HomeWararka

Muqdisho: Guddiga Badbaadada doorashooyinka oo Guddoomiye iyo ku xigeen doortay

Guddiga Badbaadada Doorashooyinka Qaranka oo ay dhowaan magacaabeen ayaa shirkooda u horreeyay maanta yeeshay, Guddigan oo ka kooban 28 xubnood ayaa w

Saaka & Dunida iyo Cabdicasiis Daacad, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifatax Cumar Geeddi (dhegayso)
RW Rooble oo Dhuusamareeb gaaray

Guddiga Badbaadada Doorashooyinka Qaranka oo ay dhowaan magacaabeen ayaa shirkooda u horreeyay maanta yeeshay, Guddigan oo ka kooban 28 xubnood ayaa waxaa ku jira Wasiiro hore, Siyaasiyiin, dhalinyaro iyo xubno tirsanaa ahaa Xisbiyada siyaasadda.

Guddigan ayaa la sheegay inay doorteen Guddoomiye, Kuxigeen iyo Xogheyn, sida ka muuqata shir guddoonka madasha ay isugu yimaadeen.

1) Guddoomiyaha Guddiga
Yuusuf Xasan Mursal.

2) Gudoomiye Kuxigeen C/llaahi Maxamed Aadan (Farey)

3) Xoghaye C/fitaax Maxamed Dhicis.

4) Afhayeen C/llaahi Cabdi Maxamed (C/llaahi Taleefan)

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: