Axmed Madoobe: “Dowladda Federaalka Gedo haka saarto Ciidamadeeda oo kuwa jubbaland haku wareejiso”

HomeWararka

Axmed Madoobe: “Dowladda Federaalka Gedo haka saarto Ciidamadeeda oo kuwa jubbaland haku wareejiso”

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kaga qeybgalay hab maqal iyo muuqaal ah shirka iskaashiga Soomaaliya iyo beesha Caalamka. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa diirada ku saaray Arimaha amaanka iyo Doorashooyinka waxaana uu si qoto dheer uga hadlay muhiimada ay leedahay in laga wada shaqeeyo waxyaabaha muhiimka u ah dalka xiligan xasaasiga ah.

Al-shabaab oo Miinooyin ku qarxiyay buundo muhiim u ah shacabka Shabeelada hoose
Taliye Muumin” Ma jirin amar in cid la weeraro ah, haddana baaris dawadeed ayaa socota”.
Qardho | Suldaan Daahir Maxamed oo Baaq Nabadeed u diray beelo dirir ku dhexmartay Tuuladda Dhaxan.

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kaga qeybgalay hab maqal iyo muuqaal ah shirka iskaashiga Soomaaliya iyo beesha Caalamka.

Madaxweynaha ayaa khudbadiisa diirada ku saaray Arimaha amaanka iyo Doorashooyinka waxaana uu si qoto dheer uga hadlay muhiimada ay leedahay in laga wada shaqeeyo waxyaabaha muhiimka u ah dalka xiligan xasaasiga ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: