Guddoomiyaha Boocame oo Daljir uga Waramay Xiisad sababtay dhimasho oo kadhacday degaankas (dhegayso)

Degaanka Boocame ee gobalka Sool ayaa Wararku sheegayaan in iskahor imaad kadhacay Boocame uu ku dhintay hal qof oo maskaxda looga jiro.

Guddoomiyaha Boocame Xayle Xasan oo Daljir Waraysi siyaay ayaa Fah fahin kabixiyeey xiisadas iyo waxay salka ku hayso.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Waraystay


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com