Category: Wararka

1 2,391 2,392 2,393 2,394 2,395 2,821 28716 / 33842 POSTS
Guddiga doorashooyinka Puntland oo maanta markale wakhti kordhin sameyaay (Akhriso)

Guddiga doorashooyinka Puntland oo maanta markale wakhti kordhin sameyaay (Akhriso)

Guddiga Kumeel gaar ah ee doorashooyinka Puntland oo maanta warbaahinta kula hadlay Garowe ayaa markale wakhti kordhin u sameyaay Xisbiyada siyaasadee [...]
Xisbiga Midnimo Qaran oo ololahiisa ka bilaabay Puntland (dhegayso+Sawiro)

Xisbiga Midnimo Qaran oo ololahiisa ka bilaabay Puntland (dhegayso+Sawiro)

Xibsiga Midnimo Qaran oo ah Xisbi siyaasadeed kamid ah Xisbiyadda dalka kajirra ayaa maanta masuuliyiinteeda waxay shir jaraa'id ku qabteen Garowe ,wa [...]
Taliska Qeybta Booliska Gobalka Nugaal oo ka hadlay soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo iyo Sugida Amniga (dhegayso)

Taliska Qeybta Booliska Gobalka Nugaal oo ka hadlay soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo iyo Sugida Amniga (dhegayso)

Taliyaha Qeybta gobol nugaaal Faarax Warsame Daad ooo waraysi gaar ah Siiyay radio daljir ayaa ka hadlay Sugida Amnaaka Casaimada Puntland ee garoowe [...]
Masar oo sadex bilood ku kordhisay xaaladda degdega ee wadanka la geliyay

Masar oo sadex bilood ku kordhisay xaaladda degdega ee wadanka la geliyay

Dowladda Masar ayaa ku kordhisay muddo sadex bilood oo dheeraad ah xaaladda degdega ee wadanka lagu soo rogay, iyadoo u sababaysay arrimo ammaan. [...]
Kuuriyada Waqooyi oo furaysa xiriirkii Isgaarsiin ee kala dhaxeeyey Koonfurta

Kuuriyada Waqooyi oo furaysa xiriirkii Isgaarsiin ee kala dhaxeeyey Koonfurta

kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay inay dib u furi doonto qadkii Isgaarsiineed ee Kuuriya Koonfureed kala dhaxeeyey, si'ay usuurto geliso ka qaybgalka ca [...]
Iiraan oo ku eedaysay Mareykanka inuu doonayo fadhi degdeg QM inay ka yeelato dalkeeda

Iiraan oo ku eedaysay Mareykanka inuu doonayo fadhi degdeg QM inay ka yeelato dalkeeda

Hogaamiyaha sare ee diinta dalka iiraan Ayatollah Ali Khamenei ayaa ku eedeeyey cadow dibadda ah inay doonayaan inay sii kiciyaan qalalaasaha ka jira [...]
Ujeedo; Warqad Furan, Cabasho la xirriirta marinhabaabintii dhisimaha guddiga xuquuqul Insaanka ee Soomaliya

Ujeedo; Warqad Furan, Cabasho la xirriirta marinhabaabintii dhisimaha guddiga xuquuqul Insaanka ee Soomaliya

Dawladda Soomaaliyeed waxay isku dayeysey muddo dheer, tan iyo markii uu dhamaaday dagaalkii sokeeye, in la dhiso guddiga xuquuqul insaanka ee Soomaa [...]
Wasiirka Qorsheynta DFS oo Booqday degaano dhowr ah oo gobalka Sanaag katirsan (Sawiro)

Wasiirka Qorsheynta DFS oo Booqday degaano dhowr ah oo gobalka Sanaag katirsan (Sawiro)

Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland Jamaal Xasan iyo wafdi uu hogaaminayo oo malmahanm ku sugnaa Puntland ayaa Tagay degmooyin i [...]
Madaxwaynaha Puntland oo kormeeray Qaybo Kamid Ah Xarumaha Dawladda ee Gaalkacayo.

Madaxwaynaha Puntland oo kormeeray Qaybo Kamid Ah Xarumaha Dawladda ee Gaalkacayo.

Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 02 January 2018 waxa uu kormeeray qaar kamid ah xarumaha [...]
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukumadda Somaaliya oo Amaro Culus oo saartay (Akhriso)

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukumadda Somaaliya oo Amaro Culus oo saartay (Akhriso)

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo Warbaahinta Mustaqbal nuqul kamid ah uu soo gaaray ay [...]
Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo [...]
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortaan idiin akhrinaya Cumar Lakiman oo ku sugan xarunta Daljir [...]
1 2,391 2,392 2,393 2,394 2,395 2,821 28716 / 33842 POSTS