Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukumadda Somaaliya oo Amaro Culus oo saartay (Akhriso)

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukumadda Somaaliya oo Amaro Culus oo saartay (Akhriso)

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo Warbaahinta Mustaqbal nuqul kamid ah uu soo gaaray ayaa Maamulada Masaajidyada, Dugsiyada Qur’aanka lagu barto, Xarumaha Dhaqan Celinta iyo Tarbiyada iyo Macaahidda lagu barto Diinta in ay iska diiwaan geliyaan Wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya.

Wasaaraddu waxa ay sheegtay in Goobaha kor ku xusan Mas’uuliyiintooda ay ka diiwaan Gelin karaan hadii ay ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho Wasaaradda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com