Taliska Qeybta Booliska Gobalka Nugaal oo ka hadlay soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo iyo Sugida Amniga (dhegayso)

Taliska Qeybta Booliska Gobalka Nugaal oo ka hadlay soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo iyo Sugida Amniga (dhegayso)

Taliyaha Qeybta gobol nugaaal Faarax Warsame Daad ooo waraysi gaar ah Siiyay radio daljir ayaa ka hadlay Sugida Amnaaka Casaimada Puntland ee garoowe ooo Waftiyo Caalami ah ay Imaanayana Maalmaha Sooo Socda .
Taliyaha oo Su,aalo Laga Weydiiyay dhalinyarada iyo Dadka muddo ku Xir xiran Saldhiyada ayaa sheegay inay arimahas wax wanaagsna ka qabteen Cabdi Xakiin Xusein oo Garoowe joogga ayaa Xafiiskiisa ku booqday Taliyaha ugu Horayna Weydiiyay SIda Laamaha Amanaku ugu Diyaar Garoobeen SUgida Mankaa Caasimada Maalmaha Waftyaaas ay ku sugnaan doonaan garoowe
Hoos kadhegayso Waraysiga Taliyaha

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com