Category: Wararka

1 2,290 2,291 2,292 2,293 2,294 2,819 27504 / 33825 POSTS
Ururka ay ku mideysanyihiin Ganacsatada iyo Beeraleyda Qaadka Kenya oo sheegay in Somaliland qaadka geyn donaan

Ururka ay ku mideysanyihiin Ganacsatada iyo Beeraleyda Qaadka Kenya oo sheegay in Somaliland qaadka geyn donaan

Ururka ay ku mideysanyihiin Ganacsatada iyo Beeraleyda Qaadka Kenya ayaa sheegay in wasaaradda arrimaha dibadda Dalkooda ay ka heleen oggolaansho ah i [...]
Wasiir xoosh oo ka hadlay Meelaha Mugdiga kaga jirro dastuurka dalka

Wasiir xoosh oo ka hadlay Meelaha Mugdiga kaga jirro dastuurka dalka

Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegay in meelo badan uu mugdi ku jiro dib u eegist [...]
Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
ARDAA Xalqaddii 46aad: Dimuqraadiyadda Puntland & nidaamka axsaabta Badan (dhegayso)

ARDAA Xalqaddii 46aad: Dimuqraadiyadda Puntland & nidaamka axsaabta Badan (dhegayso)

Ku soodhawaada qaybtii 46aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana inoo daadihinaya cFataax Cumar Geeddi. A [...]
Cabdisalaam X Ismaaciil oo mowqifka DPW ee Dekadda Berbera ku tilmaamay “Ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa!”

Cabdisalaam X Ismaaciil oo mowqifka DPW ee Dekadda Berbera ku tilmaamay “Ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa!”

Aqoonyahan Cabdisalaam Xaaji Ismaaciil oo ah uqareeme danaha dadka iyo dalka Soomaaliya, siyaasadda dalkana lafa-gura ayaa mowqifka shirkadda DP World [...]
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Bossas [...]
Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar u furtay shaqaalaheda (dhegayso)

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Tababar u furtay shaqaalaheda (dhegayso)

Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa maanta Tababar socon doona muddo 8 Cisho ah ayaa loo qabtay shaqaalaha Wasaaradda Malaiyadda ee Gobaladda Puntla [...]
Warka Fiidnimo iyo Fadumo degan , Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Fadumo degan , Daljir Bossaso (dhegayso)

Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faadumo degan oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5 [...]
Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS oo magaaladda Muqdisho ka furay kulan looga hadlayo Hannaanka Qaran ee Dib u heshiisiinta (Dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS oo magaaladda Muqdisho ka furay kulan looga hadlayo Hannaanka Qaran ee Dib u heshiisiinta (Dhegayso)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa furay kulan looga hadlayo dib u heshiisiinta Soomaaliya waxaana ka qeyb galaya X [...]
Bulshadda Caabudwaaq oo ka hadlay Nabadeynta Gobalka Galgaduud (dhegayso)

Bulshadda Caabudwaaq oo ka hadlay Nabadeynta Gobalka Galgaduud (dhegayso)

Qaar kamid ah Bulshada Caabudwaaq ayaa ka hadlay Nabad galyada kajirta degmada Caabudwaaq kadib markii Guddiga Xasilinta oo ku guulaysteen Wajigii koo [...]
Duqa Cusub ee Boosaaso oo Maanta Xilka la Wareegay (dhegayso)

Duqa Cusub ee Boosaaso oo Maanta Xilka la Wareegay (dhegayso)

Maanta Waxaa Magaaladda Boosaaso lagu qabtay Munaasabad si heersare ah looso Agaasimay ,isla markaana xilka uu kula Wareegayaay Duqa Cusub ee Boosaaso [...]
1 2,290 2,291 2,292 2,293 2,294 2,819 27504 / 33825 POSTS